Xaaladda guud ee Korona iyo Finland oo kooban. (758) qof oo feyruska korona qaba iyo 5 dhimasho cusub ah, feyruska nooca cusubna waa 1 284 )

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khamiis 04.03, saacadda 12.50)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 407 900(+ 22 400)
Tirada laga helay feyruska 60 200(+ 758)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda     113 (-2)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka      93 (-13)
Qaybta gargaarka degdegga ah     39 (+2)
Tirada dhimashada     764 (+5)
Feyruska nooca cusub 1 284 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 1 213 xaaladood ah, iyo 70 ah nooca laga helay K/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 425 545 qof (04.03)

Xigasho: THL