Xaaladda guud ee Korona iyo Finland oo kooban. (797) qof oo feyruska korona qaba iyo 4 dhimasho cusub ah, feyruska nooca cusubna waa 1 274 )

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 03.03, saacadda 13.20)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 385 500 (+ 17 400)
Tirada laga helay feyruska 59 442(+ 797)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda     115 (+7)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka      106 (+6)
Qaybta gargaarka degdegga ah     37 (-2)
Tirada dhimashada     759 (+4)
Feyruska nooca cusub 1 274 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 1 205 xaaladood ah, iyo 68 ah nooca laga helay K/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 404 436 qof (03.03)

Xigasho: THL