Xaaladda guud ee Korona iyo Finland oo kooban (720) qof oo feyruska korona qaba iyo 2 dhimasho cusub ah, feyruska nooca cusubna waa 1 167

Kooxda iskudduwidda arrimaha korona ee caasimadda iyo hareeraheeda oo soo saaray xadaymo cusub. Sawirka: Mohamed Ibrahim/Suomen Somali Media

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimce 26.02, saacadda 13.30)

 

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 290 600 (+ 20 000)
Tirada laga helay feyruska 56 407 (+ 720)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda     85 (+2)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka      87 (+12)
Qaybta gargaarka degdegga ah     38 (+1)
Tirada dhimashada     740 (+2)
Feyruska nooca cusub 1 232 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 1 167 xaaladood ah, iyo 64 ah nooca laga helay K/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 347 082 qof (26.2)

Xigasho: THL