Xaaladda guud ee Korona iyo Finland oo kooban. (704) qof oo feyruska korona qaba iyo 3 dhimasho cusub ah, feyruska nooca cusubna waa 1 295 )

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimc0 05.03, saacadda 13.40)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 431 900(+ 24 000)
Tirada laga helay feyruska 60 904(+ 704)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda     105(-8)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka      96 (+3)
Qaybta gargaarka degdegga ah     38(-1)
Tirada dhimashada     767 (+3)
Feyruska nooca cusub 1 295 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 1 223 xaaladood ah, iyo 71 ah nooca laga helay K/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 448 680 qof (05.03)

Xigasho: THL