Xaaladda guud ee Korona iyo Finland (803 xaaladood oo feyruska ah iyo 2 xaald oo dhimasho cusub ah)

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 24.03, saacadda 12.40)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 832 100 (+ 18 900)
Tirada laga helay feyruska 73 516 (+ 803)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda 161 (-7)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka      72 (+2)
Qaybta gargaarka degdegga ah   62 (-2)
Tirada dhimashada     811 (+02)
Feyruska nooca cusub 1 963 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 1 823 xaaladood ah, iyo 139 ah nooca laga helayK/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah 19.03
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 759 827oo qof (24.03)

Xaaladda guud ee Korona iyo Finland (640 xaaladood oo feyruska ah iyohal xaald oo dhimasho cusub ah)

Xigasho: THL