Xaaladda guud ee Korona iyo Finland (726 xaaladood oo feyruska ah iyo 4 xaaladood oo dhimasho cusub ah)

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khamiis 25.03, saacadda 12.30)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 844 000 (+ 11 900)
Tirada laga helay feyruska 74 242 (+ 726)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda 157 (-4)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka      71 (-1)
Qaybta gargaarka degdegga ah   59 (-3)
Tirada dhimashada     815 (+4)
Feyruska nooca cusub 1 963 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 1 823 xaaladood ah, iyo 139 ah nooca laga helayK/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah 19.03
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 783 740 oo qof (25.03)

Xigasho: THL