Xaaladda guud ee Korona iyo Finland ( 654 xaaladood oo feyruska ah iyo 2 xaaladood oo dhimasho cusub ah)

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khamiis 01.04, saacadda 13.30)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 983 900 (+ 18 700)
Tirada laga helay feyruska 78 106 (+ 654)
Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda 156 (-24)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka      56 (-9)
Qaybta gargaarka degdegga ah   52 (+2)
Tirada dhimashada     846 (+2)
Feyruska nooca cusub 2 700 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 2 474 xaaladood ah, iyo 225 ah nooca laga helayK/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah. 26.03
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 930 842 oo qof (01.04)

Xigasho: THL