Xaaladda guud ee Korona iyo Finland (640 xaaladood oo feyruska ah iyo hal xaald oo dhimasho cusub ah)

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Talaada 23.03, saacadda 13.10)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 813 200 (+ 48 700)
Tirada laga helay feyruska 72 713 (+ 640)
Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda 168 (-11)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka 70 (-2)
Qaybta gargaarka degdegga ah 64 (+11)
Tirada dhimashada  809 (+01)
Feyruska nooca cusub 1 963 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 1 823 xaaladood ah, iyo 139 ah nooca laga helayK/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah 19.03
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 742 812 oo qof (23.03)

Xigasho: THL