Xaaladda guud ee Korona iyo Finland (607 xaaladood oo feyruska ah iyo 18 xaaladood oo dhimasho cusub ah)

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 31.03, saacadda 12.50)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 965 200 (+ 27 100)
Tirada laga helay feyruska 77 452 (+ 607)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda 180 (-4)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka      65 (-5)
Qaybta gargaarka degdegga ah   50 (+0)
Tirada dhimashada     844 (+18)
Feyruska nooca cusub 2 584 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 2 403 xaaladood ah, iyo 180 ah nooca laga helayK/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah. 26.03
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 892 580 oo qof (31

Xigasho: THL