(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 31.03, saacadda 12.50)
| Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 3 965 200 (+ 27 100) |
| Tirada laga helay feyruska | 77 452 (+ 607)
|
| Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda | 180 (-4) |
| Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka | 65 (-5) |
| Qaybta gargaarka degdegga ah | 50 (+0) |
| Tirada dhimashada | 844 (+18) |
| Feyruska nooca cusub | 2 584 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 2 403 xaaladood ah, iyo 180 ah nooca laga helayK/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah. 26.03 |
| Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 892 580 oo qof (31 |
Xigasho: THL





