Xaaladda guud ee Korona iyo Finland (512 xaaladood oo feyruska ah iyo 2 xaaladood oo dhimasho cusub ah)

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay JImco 26.03, saacadda 13.20)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 871 900 (+ 27 900)
Tirada laga helay feyruska 74 754 (+ 512)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda 179 (+22)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka      75 (+4)
Qaybta gargaarka degdegga ah   59 (+0)
Tirada dhimashada     817 (+2)
Feyruska nooca cusub 2 584 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 2 403 xaaladood ah, iyo 180 ah nooca laga helayK/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah. 26.03
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 809 974 oo qof (26.03)

Xigasho: THL