Xaaladda guud ee Korona iyo Finland (430 xaaladood oo feyruska ah iyo 3 xaaladood oo dhimasho cusub ah

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 22.03, saacadda 12.40)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 746 500 (+ 29 800)
Tirada laga helay feyruska 72 073 (+ 1806)

·       Sabti 20.3 waxaa laga helay 856 qof

·       Axad 21.3 waxaa laga helay 520 qof

·       Isniin 22.3 waxaa laga helay 430 qof

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda        179 (+38)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka        72 (-3)
Qaybta gargaarka degdegga ah        55 (+0)
Tirada dhimashada      808(+3)
Feyruska nooca cusub 1 736 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 1 633 xaaladood ah, iyo 102 ah nooca laga helay K/afrika iyo 1 nooca Baraaziil ah
Tirada dadka la tallaalay   Qiyaastii 733 798 qof (22.03).

Xigasho:THL