Xaaladda guud ee Korona iyo Finland (420 xaaladood oo feyruska ah iyo 4 xaaladood oo dhimasho cusub ah)

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Talaada 30.03, saacadda 13.40)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 938 100 (+ 36 500)
Tirada laga helay feyruska 76 845 (+ 420)
Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda 184 (+0)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka      70 (-5)
Qaybta gargaarka degdegga ah   50 (-4)
Tirada dhimashada     826 (+4)
Feyruska nooca cusub 2 584 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 2 403 xaaladood ah, iyo 180 ah nooca laga helay K/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah. 26.03
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 962 639 oo qof (30.03)

Xigasho: THL