Xaaladda guud ee Korona iyo Finland : 419 xaaladood oo feyruska ah iyo 2 xaaladood oo dhimasho cusub ah.

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimco 09.04, saacadda 12.50)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 108 300 (+ 14 900)
Tirada laga helay feyruska 81 261 (+ 419)
Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda 138 (+2)
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka   45 (-12)
Qaybta gargaarka degdegga ah   41 (-1)
Tirada dhimashada   868 (+2)
Feyruska nooca cusub (09.04) Tirada guud                     3 621

Nooca Ingiriiska.             3 261

Nooca Koonfur Afrika.      359

Nooca Baraaziil.                      1

Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 1 066 860 oo qof (09.04)

Xigasho: THL