Xaaladda guud ee Korona iyo Finland (407 qof oo feyruska korona qaba iyo 2 dhimasho cusub ah)

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimce 12.02, saacadda 15.20)

 

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 039 000 (+ 18 100)
Tirada laga helay feyruska 49 572 (+ 407)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda       72 (-3)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka       19 (-2)
Qaybta gargaarka degdegga ah       18 (+2)
Tirada dhimashada       710 (+2)
Feyruska nooca cusub 252 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 234 xaaladood ah, iyo 18 ah nooca laga helay K/afrika
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 197 540 qof (12.2)

Xigasho: THL