Xaaladda guud ee Korona iyo Finland : 400 xaaladood oo feyruska ah iyo 4 xaaladood oo dhimasho cusub ah.

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 14.04, saacadda 13.50)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 204 700 (+ 21 800)
Tirada laga helay feyruska 82 964 (+ 400)
Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda 104 (-5)
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka   42 (+7)
Qaybta gargaarka degdegga ah   34 (-4)
Tirada dhimashada   881 (+4)
Feyruska nooca cusub (09.04) Tirada guud                     3 621

Nooca Ingiriiska.             3 261

Nooca Koonfur Afrika.      359

Nooca Baraaziil.                  1

Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 1 190 340 oo qof (14.04).

Xigasho: THL