Xaaladda guud ee Korona iyo Finland : 286 xaaladood oo feyruska ah iyo 3 xaaladood oo dhimasho cusub ah.

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Talaada 13.04, saacadda 12.50)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 182 900 (+ 34 100)
Tirada laga helay feyruska 82 564 (+ 286)

 

Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda 109 (+1)
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka   35 (+0)
Qaybta gargaarka degdegga ah   38 (-4)
Tirada dhimashada   877 (+3)
Feyruska nooca cusub (09.04) Tirada guud                     3 621

Nooca Ingiriiska.             3 261

Nooca Koonfur Afrika.      359

Nooca Baraaziil.                      1

Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 1 156 058 oo qof (13.04).

 

Xigasho: THL