Xaaladda guud ee Korona iyo Finland

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaca 10.02, saacadda 14.30)

 

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 000 000 (+ 14 500)
Tirada laga helay feyruska 48 807 (+ 400)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda       79 (-15)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka       23 (+3)
Qaybta gargaarka degdegga ah       16 (+1)
Tirada dhimashada       706 (+3)
Feyruska nooca cusub 232 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 214 xaaladood ah, iyo 18 ah nooca laga helay K/afrika
Tirada dadka la tallaalay   Qiyaastii 178 005 qof (10.2)

Xigasho: THL