(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 07.04, saacadda 13.50)
| Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 4 085 200 (+ 62 600) |
| Tirada laga helay feyruska | 80 416 (+ 348) |
| Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda | 146 (+1) |
| Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka | 59 (+0) |
| Qaybta gargaarka degdegga ah | 45 (+0) |
| Tirada dhimashada | 862 (+2) |
| Feyruska nooca cusub | 2 700 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 2 474 xaaladood ah, iyo 225 ah nooca laga helayK/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah. 26.03 |
| Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 933 227 oo qof (07.04) |
Xigasho: THL




