Xaaladda guud ee Korona iyo Finland

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay isniin 08.02, saacadda 15.30)

 

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 2 919 900 (+ 16 200)
Tirada laga helay feyruska 47 969 (+ 1075)

·       Sabti 6.2 waxaa laga helay 368 qof

·       Axad 7.2 waxaa laga helay 354 qof

·       Isniin 8.2 waxaa laga helay 353 qof

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda        90 (+7)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka        19 (-2)
Qaybta gargaarka degdegga ah        16 (-4)
Tirada dhimashada       701(+9)
Feyruska nooca cusub 224 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 207 xaaladood ah, iyo 17 ah nooca laga helay K/afrika
Tirada dadka la tallaalay   Qiyaastii 170 641 qof (8.2)

Xigasho: THL