(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimco 16.04, saacadda 12.50)
| Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 4 242 800 (+ 18 800) |
| Tirada laga helay feyruska | 83 633 (+ 380)
|
| Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda | 85 (+3) |
| Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka | 42 (+0) |
| Qaybta gargaarka degdegga ah | 34 (-3) |
| Tirada dhimashada | 887 (+2) |
| Feyruska nooca cusub (16.04) | Tirada guud 4200
Nooca Ingiriiska. 3 658 Nooca Koonfur Afrika. 541 Nooca Baraaziil. 1 |
| Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 1 267 678 oo qof (16.04). |
Xigasho: THL



