Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 05.05, saacadda 14.00
| Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 4 567 000 (+ 13 600) |
| Tirada laga helay feyruska | 87 798 (+ 269) |
| Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda | 73 (+4) |
| Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka | 33 (+3) |
| Qaybta gargaarka degdegga ah | 24 (-5) |
| Tirada dhimashada | 918 (+2) |
| Feyruska nooca cusub (09.04) | Tirada guud 5 374
Nooca Ingiriiska. 4 521 Nooca Koonfur Afrika. 852 Nooca Baraaziil. 1 |
| Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 1 764 405 oo qof (05.05). |
Xigasho: THL





