Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 225 xaaladood oo feyruska ah iyo 6 dhimasho cusub ah

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 12.4 saacadda 16.20)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 148 800 (+ 40 500)
Tirada laga helay feyruska 82 278 (+ 1017)

.       Sabti 10.4 waxaa laga helay 446 qof

·       Axad 11.4 waxaa laga helay 346 qof

·       Isniin 12.4 waxaa laga helay 225 qof

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda        108 (-30)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka        35 (-10)
Qaybta gargaarka degdegga ah        42 (+1)
Tirada dhimashada      874(+6)
Feyruska nooca cusub Tirada guud                     3 621

Nooca Ingiriiska.             3 261

Nooca Koonfur Afrika.      359

Nooca Baraaziil.                  1

Tirada dadka la tallaalay   Qiyaastii 1 133 993 oo qof (12.04)

Xigasho: THL