(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 12.4 saacadda 16.20)
| Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 4 148 800 (+ 40 500) |
| Tirada laga helay feyruska | 82 278 (+ 1017)
. Sabti 10.4 waxaa laga helay 446 qof · Axad 11.4 waxaa laga helay 346 qof · Isniin 12.4 waxaa laga helay 225 qof |
| Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda | 108 (-30) |
| Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka | 35 (-10) |
| Qaybta gargaarka degdegga ah | 42 (+1) |
| Tirada dhimashada | 874(+6) |
| Feyruska nooca cusub | Tirada guud 3 621
Nooca Ingiriiska. 3 261 Nooca Koonfur Afrika. 359 Nooca Baraaziil. 1 |
| Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 1 133 993 oo qof (12.04) |
Xigasho: THL




