Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 149 xaaladood oo feyruska ah

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Talaada 14.05, saacadda 14.10

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 794 700 (+ 28 500)
Tirada laga helay feyruska 90 398 (+ 149)
Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda 78 (-1)
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka 34 (+8)
Qaybta gargaarka degdegga ah   25 (-2)
Tirada dhimashada   929 (-4)
Feyruska nooca cusub (09.04) Tirada guud                     6 424

Nooca Ingiriiska.             5 265

Nooca Koonfur Afrika.   1 132

Nooca Baraaziil.                       2

Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 2 133 397 oo qof (18.05).

 

Xigasho: THL