Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 289 xaaladood oo feyruska ah

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 19.05, saacadda 13.10

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 810 300 (+ 15 600)
Tirada laga helay feyruska 90 687 (+ 289)
Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda 82 (+4)
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka 40 (+6)
Qaybta gargaarka degdegga ah   26 (+1)
Tirada dhimashada   929 (+0)
Feyruska nooca cusub (19.05) Tirada guud                     6 875

Nooca Ingiriiska.             5 639

Nooca Koonfur Afrika.   1 194

Nooca Hindiga.                     40

Nooca Baraaziil.                      2

Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 2 161 597 oo qof (19.05).

Xigasho: THL