Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Talaada 14.05, saacadda 14.10
| Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 4 794 700 (+ 28 500) |
| Tirada laga helay feyruska | 90 398 (+ 149) |
| Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda | 78 (-1) |
| Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka | 34 (+8) |
| Qaybta gargaarka degdegga ah | 25 (-2) |
| Tirada dhimashada | 929 (-4) |
| Feyruska nooca cusub (09.04) | Tirada guud 6 424
Nooca Ingiriiska. 5 265 Nooca Koonfur Afrika. 1 132 Nooca Baraaziil. 2 |
| Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 2 133 397 oo qof (18.05). |
Xigasho: THL





