Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 30.06, saacadda 13.30
| Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 5 421 300 (+ 70 100) |
| Tirada laga helay feyruska | 95 742 (+ 1 146)
· Khamiis 24.6. waxaa laga helay 123qof · Jimco 25.6. waxaa laga helay 145 qof · Sabti 26.6 waxaa laga helay 125 qof · Axad 27.6 waxaa laga helay 95 qof · Isniin 28.6 waxaa laga helay 84 qof · Talaada 29.6 waxaa laga helay 219 qof · Arbaco 30.6 waxaa laga helay 355 qof |
| Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda | 28 (+4) |
| Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka | 3 (-1) |
| Qaybta gargaarka degdegga ah | 7 (+2) |
| Tirada dhimashada | 973 (+1) |
| Feyruska nooca cusub (09.06) | Tirada guud 9 280
Nooca Alfa ee Ingiriiska. 7 522 Nooca Beeta ee Koonfur Afrika. 1 415 Nooca Delta ee Hindiga. 338 Nooca Gamma ee Baraaziil. 5 |
| Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 3,2 milyan (30.06). |
Xigasho: THL




