Xaaladda guud ee Korona ee Finland oo kooban: Waxaa la helay 128 qof iyo 3 xaaladood oo dhimasho ah

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 2.5, saacadda 14.20

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 5 052 100 (+ 58 300)
Tirada laga helay feyruska 92 770 (+ 282)

·       Talaada 1.6. waxaa laga helay 154 qof

·       Arbaca 2.6. waxaa laga helay 128 qof

Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda 43 (-13)
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka 22 (+0)
Qaybta gargaarka degdegga ah 14 (-3)
Tirada dhimashada  959 (+3)
Feyruska nooca cusub (09.04) Tirada guud                                       7 624

Nooca Alfa ee Ingiriiska.                  6 529

Nooca Beeta ee Koonfur Afrika.     1 296

Nooca Delta ee Hindiga.                        67

Nooca Gamma ee Baraaziil.                    2

Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 2, 5 milyan (02.06).

Xigasho: THL