Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Korona ee Finland (Uusimmat tiedot korontilanteesta Suomessa somaliksi)

Helsinki 18.6.2020 -Tirada guud ee kiisaska fayruska Korona ee baaritaanka shaybaarka lagu xaqiijiyay illaa iyo hadda waa 7131. Tiradii shalay waxaa ku korortay 14 kiis.

Waxaa isbitaalka lagu dabiibayaa 24 (4 kiis ayaa tiradii shalay ku korortay) qofood halka qaybta gargaarka degegga ah ay ku jirto 2 qofood (waxba kuma kordhin tiradii shalay).

Illaa iyo hadda waxaa la diiwaangeliyay 326 qofood (waxba kuma kordhin tiradii shalay) oo fayruska Korona u geeriyootay.

Xigasho: YLE/THL