WAR DEGDEG AH: Rasaas ayaa dhacday- Booliska ayaa hadda ka hawlgelaya xaafadda Suurpelto ee Espoo

Espoo 7.7.2020 War ay Qaybta booliska ee Galbeedka Uusi soo dhigtay barteeda Twitterka ayaa lagu sheegayaa in xaafadda Suurpelto ay ka dhacday rasaas qof dhaawac ahna isbitaalka loo qaaday.

Goobta ayaa waxaa jooga cutubto ciidanka booliska ka tirsan oo iyo gargaarka caafimaadka degdegga ah.

Xaaladda ayaan weli kala caddayn boolisku waxay ku halwan yihiin sidii ay xaaladda u dejin lahaayeen.

Wixi war ah ee soo kordha halkan kala soco!

Xigasho: ILTALEHTI

Sawirka: ILTALEHTI