Ma doonaysaa in aad ogaato dalalka aad u dhoofi karto haddii aad ka duulayso Garoonka Diyaaradaha ee Helsinki, Finland?

Vantaa 18.7.2020- Hay’adda duulimaadyada rayidka ee Finland (FINAVIA) ayaa waxay boggeeda soo dhigtay warbixin ku saabsan diyaaradaha ka baxaya Garoonka Diyaaradaha Helsinki iyo dalalka ay ku wajahan yihiin duulimaadyadaas. Xaaladda Korona oo aan la qiyaasi karin darteed ayeey waxay Hay’addu dadka socdaalka ah kula talinaysaa in dalalka ay u dhoofayaan ay ka xaqiijiyaan sida ay ula macaamilayaan dadka socdaalka ah.

Duulimaadyada Caalamiga ah ee Finland ka baxaya, shirkadaha diyaaradaha ee duulimaadyadaas samaynaya iyo iyo garoonnada diyaaradaha ee ay ka degayaanba waxaad ka ogaan kartaa liiska hoose:

  • Austria: Helsinki-Wien (Finnair)
  • Belarus: Helsinki-Minsk (Belavia)
  • Belgium: Helsinki-Brussels (Finnair)
  • China: Helsinki-Shanghai (Juneyao Airlines)
  • Crete: Helsinki-Hania (TUI)
  • Cyprus: Turku-Larnaca (Wizz Air)
  • Czech Repbulic: Helsinki-Prague (Czech Airlines)
  • Denmark: Helsinki-Copenhagen (Finnair)
  • Estonia: Helsinki-Tallinn (Finnair)
  • France: Helsinki-Paris Charles de Gaulle (Finnair)
  • Germany: Helsinki-Berlin Tegel (Finnair), Helsinki-Frankfurt (Finnair, Lufthansa), Helsinki-München (Finnair, Lufthansa), Helsinki-Düsseldorf (Finnair)
  • Great Britain: Helsinki-London Heathrow (Finnair)
  • Hongkong: Helsinki-Hongkong (Finnair)
  • Hungary: Helsinki-Budapest (Finnair)
  • Iceland: Helsinki-Keflavik (Iceland Air)
  • Japan: Helsinki-Tokyo Haneda (Japan Airlines), Helsinki-Tokyo Narita (Finnair)
  • Korea: Helsinki-Seoul (Finnair)
  • Lativa: Helsinki-Riga (Finnair, AirBaltic)
  • Lithuania: Turku-Kaunas (Wizz Air), Helsinki-Vilna (Finnair)
  • Macedonia: Turku-Skopje (Wizz Air)
  • Netherlands: Helsinki-Amsterdam (Finnair, KLM)
  • Norway: Helsinki-Oslo (Finnair, Norwegian)
  • Poland: Turku-Gdansk (Wizz Air), Turku-Warsaw (Wizz Air), Turku-Krakow (Wizz Air)
  • Romania: Helsinki-Bucharest (BlueAir)
  • Spain: Helsinki-Malaga (Finnair)
  • Sweden: Helsinki-Stockholm (Finnair, SAS, Norwegian, AirLeap), Helsinki-Göteborg (Finnair)
  • Switzerland: Helsinki-Zürich (Finnair)
  • Turkey: Helsinki-Istanbul (Turkish Airlines)

Duulimaayda Caalamiga ah ee ka baxaya Finland waxay ka baxayaan Garoonka Diyaaradaha ee Helsinki, Garoonka Diyaaradaha ee Turku iyo Garoonka Diyaaradaha ee Mariehamn.

isha Warka: FINAVIA

Xuquuqda sawirka: FINAVIA