Dhibcaha lagu galay dugsiyada sare ee magaalada Espoo o shaaca laga qaaday

Espoo 12.6.2020 Dugsiyada sare ee ku baxa luqadda Finnishka ee Magaalada Espoo ayaa waxaa sannadkan billaabaya 1819 arday halka Mattlidens gymnasium oo ku baxa luqadda Swedishkana ay billaabayaan 200 oo arday, 50 kamid ah labadaas boqolna waxay wax ku barayaan laynka ku baxa luqadda Ingiriiska (IB).
Waa kan liiska dugsiyada sare iyo sida ay u kala dhibco badan yihiin:
Dugsiga sare ee Espoon yhteislyseon: 7,83
Dugsiga sare ee Espoonlahti: 8,67
 
Dugsiga sare ee Koonfurta Tapiola (Etelä-Tapiolan lukio): 8,83
 
Dugsiga sare ee Haukilahti: 8,92
 
Dugsiga sare ee Kaita: 8,08
 
Dugsiga sare ee Kuninkaantie: 9,08
 
Dugsiga sare ee Leppävaara: 8
 
Mattlidens gymnasium: 8,17
 
Dugsiga sare ee Otaniemi: 9,31
 
Dugsiga sare ee Tapiola: 8,17
 
Dugsiga sare ee Viherlaakso: 8
 
Dhibcaha ugu yar ee sannadkan dugsi sare lagu galay ayaa ah 7,83 halka taas beddelkeeda sannadkii hore lagu galay 7,00.
Xigasho:Länsiväylä
Sawirka: Espoo kaupunki