Ma doonaysaa in aad raad ku reebto bey’ada Finland? Kaalay ka qaybqaado munaasabadda geedo...
Beerta dhexe ee Helsinki (Helsingin Keskuspuisto) ayaa todobaadka dambe (31.5.2022, 14-16 saac) lagu tallaalayaa geedo. Munaasabaddan geedo-tallaalka ah oo ay iska kaashanayaan Dalladda Moniheli...
Koobka Sannadlaha ah ee Somali Cup oo Finland lagu qabtay iyo kooxda FC Itis...
Waxaa magaalada Helsinki, gaar ahaan deegaanka bariga magaalada lagu soo gunaanaday Koobka sannadlaha ah ee Somali Cup oo uu soo qabanqaabiyo Ururka Socus Ry...
Festifaalka sannadlaha ah ee PUHOS LOVES PEOPLE oo suuqa Puhos ee Bariga Helsinki ka...
Ururka MEH Ry iyo ururo kale oo ay shaqo wadaag yihiin ayaa sannadkan si hagar la’aan ah u qabanqaabiyay festifaalka sannadlaha ah ee PUHOS...






