Hage ka shaqeeya Waaxda Dhallinyarada ee Magaalada Helsinki oo u waramay Suomen Somali Media

Helsinki 23.6.2020- Waxaan maanta booqannay Waaxda Dhallinyarada magaalada Helsinki. Waxaan halkaas kula kulannay Mahad Cumar Sheekh Muuse oo ka shaqeeya mashruuca Outreach ee magaalada Helsinki.

Mahad ayaa wuxuu sharraxayaa shaqada ay qabtaan, dhallinyarada ay la kulmaan iyo weliba waxyaabaha waaqicigi ah ee ku hareeraysan dhallinyrada guud ahaan gaar ahaan kuwa asal ahaan ka soo jeedo dalal kale, sida Soomaalida.

Ugu dambeyntana wuxuu Mahad talo iyo tusaale u soo jeedinayaa dhallinyarada, waalidiinta, culimada Diinta iyo dadka u dhaqdhaqaaqa arrimaha bulshada.

HALKAN KA DHEGEYSO WARBIXINTA MAHAD OO DHAMEYSTIRAN