Muxaadaro: Aragtida Diinta Islaamku ka qabto waajibaadka iyo xuquuqaha ay waalidku isku leeyihiin marka ay kala tagaan kaddib

Ku soo dhowaada muxaadaro ku saabsan:

Aragtida Diinta Islaamku ka qabto waajibaadka iyo xuquuqaha ay waalidku isku leeyihiin marka ay kala tagaan kaddib

Waxaa soo jeedinaya:

Sheikh Abdirazak Sugulle Mohamed

Waxqabadka Mashruuca Savior ee Dayrta 2022

Erasmus Häggblom

Isku-duwaha Mashruuca Savior

Abdule Mahamed

Shaqaalaha Mashruuca Savior

Wakhtiga:

09.09.2022, saacadda 16:30-19:30

Goobta:

Helsinki Islam Keskus (Masjidka Pasila)

Veturitori 2, 00520 Helsinki

soo dhowaada!