Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 10.05 saacadda 13.10.
| Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 4 644 100 (+ 28 000) |
| Tirada laga helay feyruska | 88 866 (+ 534)
· Sabti 08.05 waxaa laga helay 229 qof · Axad 09.05 waxaa laga helay 162 qof · Isniin 10.05 waxaa laga helay 143 qof |
| Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda | 67 (-5) |
| Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka | 28 (-5) |
| Qaybta gargaarka degdegga ah | 26 (-2) |
| Tirada dhimashada | 924 (+2) |
| Feyruska nooca cusub | Tirada guud 5 946
Nooca Ingiriiska 4 024 Nooca Koonfur Afrika 1 020 Nooca Baraaziil 2 |
| Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 1 944 725 oo qof (10.05). |
Xigasho:THL





