(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 14.04, saacadda 13.50)
| Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 4 204 700 (+ 21 800) |
| Tirada laga helay feyruska | 82 964 (+ 400) |
| Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda | 104 (-5) |
| Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka | 42 (+7) |
| Qaybta gargaarka degdegga ah | 34 (-4) |
| Tirada dhimashada | 881 (+4) |
| Feyruska nooca cusub (09.04) | Tirada guud 3 621
Nooca Ingiriiska. 3 261 Nooca Koonfur Afrika. 359 Nooca Baraaziil. 1 |
| Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 1 190 340 oo qof (14.04). |
Xigasho: THL





