(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khamiis 08.04, saacadda 12.52)
| Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 4 093 400 (+ 8 200) |
| Tirada laga helay feyruska | 80 842 (+ 426) |
| Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda | 136 (-10) |
| Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka | 57 (-2) |
| Qaybta gargaarka degdegga ah | 42 (-3) |
| Tirada dhimashada | 866 (+4) |
| Feyruska nooca cusub | 2 700 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 2 474 xaaladood ah, iyo 225 ah nooca laga helayK/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah. 26.03 |
| Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 1 028 848 oo qof (08.04) |
Xigasho: THL




