(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khamiis 25.03, saacadda 12.30)
| Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 3 844 000 (+ 11 900) |
| Tirada laga helay feyruska | 74 242 (+ 726)
|
| Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda | 157 (-4) |
| Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka | 71 (-1) |
| Qaybta gargaarka degdegga ah | 59 (-3) |
| Tirada dhimashada | 815 (+4) |
| Feyruska nooca cusub | 1 963 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 1 823 xaaladood ah, iyo 139 ah nooca laga helayK/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah 19.03 |
| Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 783 740 oo qof (25.03) |
Xigasho: THL




