Xaaladda guud ee Korona iyo Finland oo kooban (590 qof oo feyruska korona qaba iyo 3 dhimasho cusub ah, feyruska nooca cusubna waa 690 )

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaca 24.02, saacadda 12.50)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 238 800 (+ 14 100)
Tirada laga helay feyruska 55 122 (+ 590)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda     86 (-14)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka      72 (+20)
Qaybta gargaarka degdegga ah     35 (+1)
Tirada dhimashada     737 (+3)
Feyruska nooca cusub 690 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 660 xaaladood ah, iyo 29 ah nooca laga helay K/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 302 342 qof (24.2)

Xigasho: THL