Xaaladda Magaalada Addis Abeba oo kacsan iyo Safaaradda Finland ee magaalada Addis Abeba, Itooobiya oo farriin u dirtay muwaadiniinta Finnishka ah ee halkaas jooga

Vantaa 30.6.2020- Bogga Facebook ee safaaradda Finland ee Addis Abeba ayeey safaaraddu ku soo qortay hadal kooban oo ku saabsan xaaladda magaalada Addis Abeba ka jirta.

Hadalkaas ayaa sidan u qornaa:

”Addis Abeba waxaa maanta ka jirta deganaanshiyo la’aan. Muwaadiniinta Finnishka ah waxaa laga codsanayaa in ay la socdaan bogagga Facebook ee safaaradda iyo ogeysiisyada saraakiisha deegaanka, waana in ay iska ilaaliyaan meelaha dadku ku badan iyo socodka bannaanka”

Suomeksi

”Addis Abebassa on tänään ollut levottomuuksia. Suomen kansalaisia pyydetään seuraamaan edustuston Facebook-sivuja ja paikallisviranomaisen tiedotteita sekä välttämään ihmisjoukkoja ja ulkona liikkumista.

Svenska

Idag har det varit oroligheter i Addis Abeba. Finska medborgare ombeds följa ambassadens Facebook-sidor liksom de lokala myndigheternas anvisningar, undvik stora folksamlingar och att röra sig utomhus.

English

There has been unrest in Addis Ababa today. Finnish citizens are asked to follow the Embassy’s Facebook page and local authority bulletins and to avoid crowds.”