Xaaladda Korona ee Finland

(waxaa warkaan la cusboonaysiiyay Arbaca 03.02, saacadda 14.50)

Tirada dadka laga qaaday saamiga 2 880 100 (+18 300)
Tirada laga helay feyruska 46 049 (+265)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda        83 (-8)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka         23 (-10)
Qaybta gargaarka degdegga ah         23 (+6)
Tirada dhimashada        685 (+1)
Feyruska nooca cusub 127 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 116 xaaladood ah, iyo 11 ah nooca laga helay K/afrika
Tirada dadka la tallaalay   Qiyaastii 149 951 qof (3.2)

Xigasho: THL