Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khamiis 11.03, saacadda 13.50)
| Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 3 554 500 (+ 20 600) |
| Tirada laga helay feyruska | 64 609 (+ 720)
|
| Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda | 127(+7) |
| Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka | 92 (-1) |
| Qaybta gargaarka degdegga ah | 41 (-2) |
| Tirada dhimashada | 783 (+4) |
| Feyruska nooca cusub | 1 295 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 1 223 xaaladood ah, iyo 71 ah nooca laga helay K/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah 05.03 |
| Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 539 618 oo qof (11.03) |
Xigasho: THL



