(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimc0 05.03, saacadda 13.40)
| Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 3 431 900(+ 24 000) |
| Tirada laga helay feyruska | 60 904(+ 704)
|
| Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda | 105(-8) |
| Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka | 96 (+3) |
| Qaybta gargaarka degdegga ah | 38(-1) |
| Tirada dhimashada | 767 (+3) |
| Feyruska nooca cusub | 1 295 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 1 223 xaaladood ah, iyo 71 ah nooca laga helay K/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah |
| Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 448 680 qof (05.03) |
Xigasho: THL




