(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 15.02, saacadda 14.00)
| Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 3 063 000 (+ 24 200) |
| Tirada laga helay feyruska | 50 662 (+ 1090)
· Sabti 13.2 waxaa laga helay 435 qof · Axad 14.2 waxaa laga helay 312 qof · Isniin 15.2 waxaa laga helay 343 qof |
| Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda | 75 (+3) |
| Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka | 33 (+14) |
| Qaybta gargaarka degdegga ah | 21 (+3) |
| Tirada dhimashada | 716(+6) |
| Feyruska nooca cusub | 413 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 395 xaaladood ah, iyo 18 ah nooca laga helay K/afrika |
| Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 210 194 qof (15.2) |
Xigasho:THL




