(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Talaada 23.02, saacadda 13.50)
| Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 3 224 700 (+ 41 400) |
| Tirada laga helay feyruska | 54 532 (+ 400)
|
| Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda | 100 (+10) |
| Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka | 52 (+2) |
| Qaybta gargaarka degdegga ah | 34 (+4) |
| Tirada dhimashada | 734 (+1) |
| Feyruska nooca cusub | 569 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 543 xaaladood ah, iyo 25 ah nooca laga helay K/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah |
| Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 288 476 qof (23.2) |
Xigasho: THL




