(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay isniin 08.02, saacadda 15.30)
| Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 2 919 900 (+ 16 200) |
| Tirada laga helay feyruska | 47 969 (+ 1075)
· Sabti 6.2 waxaa laga helay 368 qof · Axad 7.2 waxaa laga helay 354 qof · Isniin 8.2 waxaa laga helay 353 qof
|
| Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda | 90 (+7) |
| Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka | 19 (-2) |
| Qaybta gargaarka degdegga ah | 16 (-4) |
| Tirada dhimashada | 701(+9) |
| Feyruska nooca cusub | 224 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 207 xaaladood ah, iyo 17 ah nooca laga helay K/afrika |
| Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 170 641 qof (8.2) |
Xigasho: THL




