(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khamiis 15.04, saacadda 14.00)
| Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 4 224 000 (+ 19 300) |
| Tirada laga helay feyruska | 83 253 (+ 289) |
| Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda | 82 (-22) |
| Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka | 42 (+0) |
| Qaybta gargaarka degdegga ah | 37 (+3) |
| Tirada dhimashada | 885 (+4) |
| Feyruska nooca cusub (09.04) | Tirada guud 3 621
Nooca Ingiriiska. 3 261 Nooca Koonfur Afrika. 359 Nooca Baraaziil. 1 |
| Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 1 230 792 oo qof (15.04). |
Xigasho: THL





