(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Talaada 13.04, saacadda 12.50)
| Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 4 182 900 (+ 34 100) |
| Tirada laga helay feyruska | 82 564 (+ 286)
|
| Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda | 109 (+1) |
| Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka | 35 (+0) |
| Qaybta gargaarka degdegga ah | 38 (-4) |
| Tirada dhimashada | 877 (+3) |
| Feyruska nooca cusub (09.04) | Tirada guud 3 621
Nooca Ingiriiska. 3 261 Nooca Koonfur Afrika. 359 Nooca Baraaziil. 1 |
| Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 1 156 058 oo qof (13.04). |
Xigasho: THL




